About Course
Somali Description:
Heerka Koowaad ee Amniga Internetka waa koorso hordhac ah oo loogu talagalay in ardayda lagu siiyo faham aasaasi ah oo ku saabsan amniga internetka. Koorasaddu waxay ka hadlaysaa fikradaha aasaasiga ah ee khataraha internetka, badbaadada online-ka, ilaalinta xogta, furayaasha sirta ah, malware-ka, phishing-ka, shabakadaha iyo khataraha amni ee caadiga ah. Ardaydu waxay sidoo kale baran doonaan sida loo ilaaliyo xogta shakhsiga iyo tan hay’adaha, loogana hortago weerarrada internetka, iyo sida loo yeesho hab-dhaqan ammaan ah oo dhijitaal ah.
English Description:
Cyber Security Level One is an introductory course designed to provide learners with a strong foundation in cybersecurity. The course introduces the basic concepts of cyber threats, online safety, data protection, passwords, malware, phishing, networks, and common security risks. Learners will also gain an understanding of how to protect personal and organizational information from cyberattacks and develop safe digital practices.
