🧠Intelligence Analysis – What It Is and Why It Matters
“Baro maanta xirfad aad beri barwaaqowdidee” Intelligence Analysis waa habka lagu ururiyo, lagu qiimeeyo, laguna falanqeeyo xog si loo helo faham cad oo ku saabsan xaalado amni, siyaasadeed, ama dhaqaale. Waxaa si weyn u isticmaala hay’adaha ammaanka, dowladaha, iyo ururada waaweyn si ay u gaaraan go’aano sax ah. 🔍 Waa Maxay Intelligence Analysis? Intelligence Analysis…